stud
bud
Sign up
Log in
Home
Library
Explore
SAT
More
Naxwo Iyo Aqoon Guud - Afka Soomaaliga Flashcards | StudBud
Explore
/
Naxwo Iyo Aqoon Guud - Afka Soomaaliga
Naxwo Iyo Aqoon Guud - Afka Soomaaliga
20 terms
·
StudBud Administration
·
525 plays
Waa su'aallo ku saabsan naxwaha iyo aqoon guud.
Flashcards
20 cards
F
Practice quiz
P
Host live
L
Questions
20
Answers
1
Erayadan kee baa fal (verb) ah:
caato
dheer
hadal
dhar
2
Ereyadan hoos ku qoran kee baa sifo (adjektiv) ah?
yimid
baxsaday
buuran
Isaga
3
Magaalada labaad ee dalka Iswiidhen ugu wayn waa Maalmo.
False
True
4
Gu' waxaa lagu yiraahdaa luqadda Iswiidhishka vår.
True
False
5
Social media waxaa luqadda Af-Soomaaliga lagu yidhaahdaa...
Istimaalka bulshada
Bulsho
Baraha Bulshada
Tiktok
6
Waxbarashada qasabka ee wadanka Iswiidhen waa ilaa iyo dugsiga dhexe ee fasalka 9aad.
False
True
7
Soomaaliya waxay ku taalaa....
Afrika
Aasiya
Amerika
Yurub
8
Wadarta erayga "guri" waa guryo.
True
False
9
Xilliga xagaaga waxaa luqadda Swidishka lagu yiraahdaa
höst
vår
sommar
vinter
10
Degmada Hodan waxa ay ka tirsantahay gobolka Banaadir
True
False
11
Midabkan luqadda Iswidhishka waxaa lagu yiraahdaa....
casaaan
bunni
liimi
jaale
12
Ereyadan kee baa ah horyaale/meeleeye (proposition?
bixay
ku
isaga
wanaagsan
13
Erayga "asyl" waxa afka Soomaaliga lagu yiraahdaa....
Dhibaato
Magangalyo
Caawinaad
Safar
14
Degmo waxaa lagu dhahaa luqadda Iswiidishka
Länsting
län
land
Kommun
15
Soomaaliya maalmahatodobaaka waxaa ugu horeeya maalinta..
Khamiiis
Isniin
Talaado
Sabti
16
Midabka jaallaha waxaa afak Iswiidhiska lagu yiraahdaa "orange".
False
True
17
Erayga "dad" waa magac guud.
True
False
18
Wadanka Iswiidhan da'da qofka hadii uu dambi galo la xukumi karo waa:
21
15
18
25
19
Erayg "åsk" waxaa afka Soomaaliga loo yaqaanaa
gugac
baraf
onkot
kuleyl
20
Grammatik waxaa luqadda afka Soomaaliga lagu yiraahdaa..
Magac
Magacuyaal
Sifo
Naxwo/Naxwe